Madaxweynihii hore ee Somalia oo Muqdisho kusoo wajahan iyo diyaar garow xoogan oo socda

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo mudooyinkii dambe dalka dibadiisa kunoolaa beri dib ugu soo laabanayo Muqdisho. Diyaar garow xoogan oo ku aadan soo dhaweynta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho, waxaana beri la filayaa in garoonka uga hortagaan dad badan … Continue reading Madaxweynihii hore ee Somalia oo Muqdisho kusoo wajahan iyo diyaar garow xoogan oo socda